Bilaabid hawl waxku oola ah tani waa rajo wayn

in #steemit4 months ago

Maanta waa maalinkale oo quruxbadan waxkatena way wanaagsan yihiin dhamaantiid maanta oo ay taariikhda tahay 22/jan/2024 waxaan bilaabayaa hab fikirka ganacsi aan anigu leeyahay masuuliyadiisa waayo waxaan rajaynayaa inaan helo faaiidoyooyin aniga ii iigaar oo ku saabsan noloshayda gaarka ee maalinlaha ah

IMG_8701.JPG

Laba sobob ayaan ku keeni karaa midaas waan inaan waxkaste oo aan hayo u huro naf maal iyo dadaal joogta ah iyo ku biirista rajooyinka yar yar ee soo gala maalin laha ah

Hadii aad dadaasho waxkaste waad keeni kartaa
Waayo somalidu waxay ku maahmaahdaa dadaala xaaji cabaas uu gaadhaa uuna dhaafa sobobta loogu maahmaaho looga jeedo ninka lagu magacaabo xaaji cabaas oo ah ninka waqtigaa ugu maalqabeensanaa somalida

Somalia marka nolosheeda la eego waa dal faqiir ah laakiin haysta dhul qani ah oo leh waxsoo saar balaadhan
Waxaan leenahay xeebta ugu balaadhan xeebta ugu dheer qaarada africka
Waxaan leenahay dhulbeereed balaadhan
Waxaan leeenahay macdan dahab
Waxaan leenahay xoolo daaqsin ah balaadhan iyo buuro leh jawi aad u wanaagsan
Waxaana loo yaqaan silsilada golis

Markaa aan hadalkaa kooban aan uga gudbo sidee aan ganacsigan maanta aan yagleeli doono ku bilaabi doonaa
Horta waxaan leeyahay hami hor leh ah hadii aan midaas ku adkaysto

Waxaan rabaa inaan maalgashado dhanka beeraha beerahaas waxay ku yaalan dooxada durdurka
Sidee maalgashiga loo bixiyaa
1__ waainada cashuurataa beerta
2__waan inaad kaantaroosho dakhliga kasoo baxaya beerta

Marka uu soo go o inaad rarto caasimada si aad halkaa uga iibiso si aad u hesho faaiidada

Ganacsigaa waa la osku celceliyaa ilaa aad aadka noqonayso midka leh hanti uuku wax ku qabsan karo

Hadii aad aaminsan tahay inuu hantigu inuu ka bilaamo 1$ ilaa uu ka gaaro 1 million dalar

Waad guulaysan doontaa midaas

Coin Marketplace

STEEM 0.28
TRX 0.12
JST 0.033
BTC 70434.55
ETH 3761.18
USDT 1.00
SBD 3.84