SHARUUD GA...

in WhereINlast year

SHARUUD GABDHAHA AQBALAY GUURKEYGA.

  1. Waa iney wax dhaqaaleysiga aad ugu fican tahay.

  2. Halka dollar biilka an u siiyo mallinkii waa in ay quraac iyo Casho deeqsin kartaa waliba hadii ay wax ka soo haraan waa in ay meel noo dhigtaa. Noo Qiyaano😡

  3. Waa in ay aad u karin karto Soor macaan.oo fur fur ah.

  4. Fuustada biyaha ah oo dameerka shubo waa in ay 30 maalin haysaa.

  5. Martida Shaax tumin sonkor ah ka badan waa ineysan u karin.

6.Haben walbo waa iney taano taano igu xisabisaa halka dollar oo bilka ah waxa ay ku soo gaday.

SOO DHAWAAW ABAAYO.

Walaahi Bilaahi Talaahi kama yelayo Biilkaa dhamaaday iyo Wax ku soo dar.

Wax dhaqasho diyaar u ahay soo dhawaaw abayo.

WABILLAAHI TOWFIIQ🖐

WhereIn Android

Sort:  

Thank you, friend!
I'm @steem.history, who is steem witness.
Thank you for witnessvoting for me.
image.png
please click it!
image.png
(Go to https://steemit.com/~witnesses and type fbslo at the bottom of the page)

The weight is reduced because of the lack of Voting Power. If you vote for me as a witness, you can get my little vote.

Coin Marketplace

STEEM 0.18
TRX 0.14
JST 0.029
BTC 57020.43
ETH 3081.72
USDT 1.00
SBD 2.41