Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Dr. Sacad Cali Shire, Maamulka Gobolka Togdheer iyo ka Degmada Burco, ayaa dhagax dhigay dhismaha Buundada Khayr wada ee badhtamaha Magaalada Burco.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa khudbad muhiim ka jeediyey madasha dhagax dhiga Biriijka, isagoo ka waramay muhiimada ay bulshada Burco u leedahay Buundadani, taasoo bulshadu baahi u qabtey.

Shirkada Dahabshiil Group ayaa maalgelinaysa dhismaha Buundadan.
1687079586953.jpg

1687079579895.jpg

Sort:  

Thank you, friend!
I'm @steem.history, who is steem witness.
Thank you for witnessvoting for me.
image.png
please click it!
image.png
(Go to https://steemit.com/~witnesses and type fbslo at the bottom of the page)

The weight is reduced because of the lack of Voting Power. If you vote for me as a witness, you can get my little vote.

Coin Marketplace

STEEM 0.23
TRX 0.11
JST 0.029
BTC 66255.12
ETH 3564.10
USDT 1.00
SBD 3.15