Haloo duceeyo wllkeena shuuterka ah somali community
Fadalan qofkasta oo halkan igu jira haw soo duceeyo walalkeen halyaygi dalkiisa iyo dadkiisa dhiigiisu u qubtay qalinkii 3 aad buu galaya fadlan igu soo duceeya ninkan qofkasta uu garankara laascanod wixii ka dhigay macalin ilahay idamki ilahay wuu kuu fududaynya qalinka iyo wax kasta ilahay hakugu guuleeyo wll