SAWIRO: Xafladda ardayda Premier School ee barbaarinta heerka 3aad (KG3).

SAWIRO: Xafladda ardayda Premier School ee barbaarinta heerka 3aad (KG3).
Waxan ku faraxsanahay sawiradan inay yihiin ubixx wadanka oo aqoon sida maanta marka la eego dhanka technology
Aad ayay uhurumartay maanta wax kafiican majiro inaad aqoon barato aniga markaan eego noloshaydii yaraantii wllhi murugo iyo ciil ayaa iqabta (waayo waxaan raaci jiray adhi)

InShot_20230608_194858704.jpg

1686239052882.jpg

InShot_20230608_194858704.jpg

Maanta markii aan magaalo soo galay anan arkay inay wxii yaraantadii aankusoo daalay aanay shaqaynan waxaan idhi maanta waad caafimaad qabtaa waanad baran krtaa hada waxbaro

1686239049897.jpg

Waayo waxbashadu ma leh wayni waqtina maleh balse hal mid ayaa jirta waxayna tahay (yaraantadu waa marka aad wax qabsan kartid waxna fahmi kartid) laakin waynaada waxa kastaa way kugu yara adag yihiin marka dhinac loo eego balse hadana
Dadaal si aad uga baxdid xayndaabka jahliga

InShot_20230608_194858704.jpg

Jawligu waa cadawga labaad halka uu naftaadu tahay cadawga koobaad (waxaan ka wadaa naftaada hadii aadka adkaan waydo waxaadqabsanayso malahan) laakin jahliga waxbaad ka baran waanad tirtiri kartaa

Waxaan maanta leeyahay jahliga haka baxno aan hiigsano horumarka marka dalkeena iyo kaabaha dhaqalaha dalkeen

Hal mid waligaa malasocotaa inaad ganacsi ku bilaabi kartid 10$ kaliya

Waar aanka bacno jahliga #steemitsomalia

InShot_20230608_194858704.jpg

1686239062975.jpg

1686239060024.jpg

1686239056180.jpg

1686239046910.jpg

1686239044492.jpg

1686239041389.jpg

1686239038762.jpg

Coin Marketplace

STEEM 0.20
TRX 0.19
JST 0.033
BTC 88885.90
ETH 3279.02
USDT 1.00
SBD 2.99