Meel cusub
Fursad Ganacsi iyo Mid Dakhli.
Jabuuti oo ay boqolaal kun oo qof ka soo xaggaa baxdo ayaa sannadkan jiho cusub qaaday, keddib dagaaladii dhawaan dhacay. Deeganka ganacsato ayaa u timid maalgashi. Dad kooban ayaa caasimada yimid. Kuwa kalena gobalka Siti. AdisAbaba xaafadaha Soomalida meel la dego malaha- dadka soo xaggaa baxay way buuxaan.
Deeganka Oromiya toban Milyan dad ayaa booqda miisanniyad mida Deeganka ku laba jibaaranta ayay dalxiiska ka hellaan. Dadka iyagaa kasbada oo waxaa jira ururo Garoonka Boole xitaa caddaan yimaada ka kaxeeya. Goobo dalxiso badana way leeyihiin.
Shabeellay waxaa ka bannaan in Huteelo casriya laga dhiso, ama guryo kooban oo family ahaan loo dego. Si guud dadka Jabuti in maamul ahaan looga hawlgalo, wacyi-galin la sameeyo oo lasoo jiito ayaa fiican. Aduunyada waxaa la qiimeya waa lacagta addag ee dalxiiska. Ururo dalxiis oo dadka daabula, warbaahintana ka wacyi-galiya waa muhiim.
Hada, laamigii Jabuti Deeganka ayuu ku xidhmayaa. Jigjigana intii kooridherka laga dhisay dad badan ayaa Huteelada camira. Waa fursad la xoojin karo.
Abiye Ahmed, oo maalmo kahor ahmiyada dalxiiska ka hadlayaa yidhi: "Milyan qof oo ku soo booqda milyn Boorso iyo Surwaal ayay kaa gadan.."