Magacaygu waa @fersonjase waxaan ubaahanahay xaqiijin urdu community

Magacaygu waa @fersonjase waxaan ku noolahay #somalia 🇸🇴 waxaan ku cusubahay bulshada urdu community waxaan ku dhashay somalia gaar ahaan magaalada borama waxaan ubaahanahay inaan xaqiijiyo xubinimada #urdu community

20230616_145934.jpg
Waxaan ahay ama ka shaqeeyaa xirfada photography ama camera manka waxaan ku shaqaynay mudo aad u dheer balse waxaan halkaa kasii wadaa hawshayda ilaa aan guul ka gaadho
Waxaan jecealahay safarada iyo dalxiska ku saaabsan goobaha quruxda badan ee ku yaala somalia waxaan ubaahanay inaan xubin noqdo
Luqadaydu waa somali waxaanan ku hadlaa luqada somalia 🇸🇴

Hadii aan idin baro somalia waxay ku nool hal qabiil kaasi oo ah somaal
Dadku nool waxay haystaan dhaqamo kala duwan dhamaantoodna waxay ka siman yihiin diinta muslinka waa dad boqolkiiba 100% muslin ah

Somalia waxay leedahay meelo quruxbadan
Kuwaas oon sawiro quruxbadan aan kasoo qaaday
Waxaana jecelahay dalxiiska iyo sawir qaadista booqashada dalalka jaarka nala ah sida eithiopia kenya iyo Djibouti 🇩🇯

Gebegabo
Waxaan u hogaansami doonaa xeerarka steemit
Waxaanan noqon doonaa mid u hogaansan waxyaabaha tayada leh ee bulshadu ay jecel yihiin

#urducommunity

Coin Marketplace

STEEM 0.18
TRX 0.15
JST 0.029
BTC 62195.97
ETH 2415.56
USDT 1.00
SBD 2.64